Wax ke barro chnnel book
ma rabtaa inaad Guul ka gaadho nolosha
Ma doonaysaa inaad ogaato siraha dadka guulaha gaadha?
Ma rabtaa inaad ogaato sida ay u fikiraan dadka guulaha gaadhaa ?
sidoo kale ma doonaysaa inaad ogaato waxa dadka guulaha gaadhaa ay kaga duwan yihiin dadka kale?
Haddii
jawaabahaagu ahaayeen HAA buugani waa buuga ugu fiican ee talaabo
talaabo kuu bari doona dhamaan waxa u saamaxa dadka guulaha gaadhaa inay
guul ka gaadhaan nolosha. Markaad akhrido buugan fursadaha aad ku
guulaysan doontaana waxay noqon doonaan qaar aad u heersareeya.
Sida Dhawr Maalmood Gudahood Loogu Ilaawo Qofka Aad Jeceshahay
Buugani wuxuu
100% kuu balan qaadayaa naiad si dag dag ah ugu ilaawi doonto qofka aad
jeceshahay xataa haddii aad u dhimanayso qofkaa.
Waxa kaliya ee ay
tahay inaad samaysaa waa inaad buugan si fiican u akhrido islamarkaana
aad raacdo waxa ku qoran. Mar labaad waxaan si kalsooni leh kuugu
celinayaa inaad 100% kaga bogsan doonto jaceylku haddii aad akhrido oo
aad ku dhaqanto waxa buugan ku qoran.
Comments
Post a Comment